Dacwada Wariye Gurbiye oo dib loo dhigay
0
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa dib u dhigtay dacwadda loo heysto Wariye Cabdicasiis Gurbiye ka dib maanta lasoo taagay Maxkamada gobolka Banaadir.