X. SJS “Xabsiga dhexe ee Xamar waxaa ku xanuusanaya wariye Abuuja, waana la diiday in la booqdo”.
0
Xoghayaha Guud ee Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee SJS Cabdalla Axmed Muumin: Xabsiga dhexe ee Xamar waxaa ku xanuusanaya wariye Abuuja, waana la diiday in la booqdo.