Maax ayaa ku dhiiri geliyay Iftin Foundation oo u sameeysay ardayda Soomaaliyeed Xog aruurin sax ah
0
C/qaadir Nuur Xuseen (Maax) ayaa ku dhiiri geliyay Iftin Foundation oo markii Afaraad oo xiriir ah ay u sameeysay ardayda Soomaaliyeed Xog aruurin sax ah oo ka saacideysa ardayda in ay ka dhabeeyaan yoolkooda Waxbarasho.











