C/llahi Maxamed oo sheegay in daraasaddan ay tahay tii afaraad oo xiriir ah oo ay soo bandhigto I.F
0
Guddoomiyaha Ha’yadda Iftin Foundation Mudane C/llaahi Maxamed Xasan “Black” oo sheegay in daraasaddan ay tahay tii afaraad oo xiriir ah oo ay hay’addu soo bandhigto.











