Xuseen Sandheerer oo ka shaqeeya Tolliinka Kabaha “Waxey igu caayaan xirfadeyda,
0
Xuseen Sandheerer oo ka shaqeeya Tolliinka Kabaha “Waxey igu caayaan xirfadeyda, waa ay inacsiiyeen shaqadeyda, balse ma heysto wax aan ku badasho, si aan uga nabad galo aflagaadada kuwa dadka iga liida”.











