Musharax Madaweynaha “Dahir Maxamuud Geelle” ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho
0
Musharax Madaweynaha “Dahir Maxamuud Geelle” ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho kaasi oo uga hadlaayay arimaha doorashooyinka Dalka











