W.W Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa faah faahin ka bixiyay Go’aano kasoo baxay dowladda Soomaaliya
3
Wasiirka Wasaaradda Warfafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa faah faahin ka bixiyay Go’aano kasoo baxay dowladda Soomaaliya oo la xiriira cudurka Coronavirus, oo maalmihii la soo dhaafay kiisas cusub laga helay Soomaaliya











