Bank-giga IBS oo masuul ka ah mashruuc Koronto lacag la’aan ah oo 10kun oo qoys
0
Bank-giga IBS oo masuul ka ah mashruuc Koronto lacag la’aan ah oo 10kun oo qoys oo ku nool tuulooyin iyo dagmooyinka kamid ah dalka lagaarsiin doono oo muqdisho lagu qabtay.











