Banaanbax looga soo horjeedo Ganacsato lagu eedeyay Nadaafad darro oo Muqdisho ka dhacay
0
Banaanbax looga soo horjeedo maamulka degmada Yaaqshiid iyo Ganacsato lagu eedeyay in ay biyo wasaq ah ku furayaan Xafadda Kaluunka oo ka dhacay isgoyska Fagax











