Cumar Filish” “Muqdisho Waa meesha kaliya ee Shanta Soomaali aysan ku dareemin in laga leeyahay”
1
Guddoomiye Cumar Filish” “Muqdisho Waa meesha kaliya ee Shanta Soomaali aysan ku dareemin in laga leeyahay”
Isaga oo sii hadlayay ayaa waxaa uu yiri” Kulan gaar ah ayaan u qaban doonaa Xildhibaanadii Gobolka Banaadir u ansixiyay 13 Xubnood ee Aqalka Sare











