Dhibaatada Ciyaal weerada ay ku haayaan dadka Degmada Kaaraan waxay gaartay in maalin cad a….
1
Dhibaatada Ciyaal weerada ay ku haayaan dadka Degmada Kaaraan waxay gaartay in maalin cad ay dadka dilaan, & qoysaska qaarkoodna ay ka cararaan guryahooda. Haddaba sidee ayey Booliska Gobolka Banadir ugu guuleysan karaan in wax laga qabto?











