Faah faahinta Barnaamijka Cusub ee Haldoor
0
Dhammaan Saaxibada ku xiran Page-ka Risaala TV waxaan la socodsiineynaa in Telefashinka uu bilaabi doono Barnaamij cusub #HALDOOR.
Barnaamijka waxaa idin kugu soo gudbin doonaa Sirta ka dambeysay Guusha Shakhsiyaadka caanka ah.
#Barnaamijka_Haldoor waxa uu noqon doonaa Todobaadle, idinkoo daawan doona Maalinta Berri Qeybta Koowaad ee Barnaamijka.











