Gudigii baaritanka dilkii gudoomiyihii degmada Hodan oo maanta galka Baarista kiiskaas ku warejiyey
1
Guddigii baaritaanka dilkii guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo maanta galka Baarista kiiskaas ku wareejiyey xafiiska Xeer ilaalinta Qaranka.











