Macalimuu oo sheegay in aan loo marin habraacii saxda ahaa toogashada Askari dilay taliyihiisii
14
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu oo sheegay in aan loo marin habraacii saxda ahaa toogashada Askari dilay taliyihiisii oo maanta Muqdisho lagu toogtay.
Xildhibaanka oo la hadlay Risaala Tv ayaa sheegay in markii la tooganayay aan lagu soo wargalin ehelka Askariga sidoo kalena aan meel lagu sheegin Meydkiisa oo Ehelkiisa ay xaq u lahaayeen in ay duugtaan.