Madaxweynaha Galmudug oo daahfurtay mashruuca dhismaha dekadda Hobyo
3
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay daahfuray mashruuca dhismaha dekadda Hobyo oo dadka reer Galmudug ay sheegeen in ay ku dhisan doonaan si iskutashi ah.











