Urrurada Saxaafadda Soomaaliya oo walaac ka muujiyay ammarka dowladda Soomaaliya
0
Urrurada Saxaafadda Soomaaliya oo walaac ka muujiyay ammarka dowladda Soomaaliya ee xaddidaya xorriyadda hadalka iyo tan saxaafadda.
Xoghayaha SJS Cabdalla Axmed Muumin ayaa Warbaahinta u Akhriyay Warsaxaafadeed kasoo baxay Urrurada SJS, SOMA iyo Fosej