WAREYSI: SOMA oo cambaareysay xiritaanka Radio Gedo
0
Dallada Warbaahinta Soomaaliyeed ee loo soo gaabiyo (SOMA) ayaa cambaareeyay xariga Radio Gedo ee ku taalla Dollow ee gobolka Gedo oo ay xireen Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Xoghayaha Ururka Somali Media Association ee loo soo gaabiyo (SOMA) Maxamed Cabdulwahaab Cabdullaahi la hadlay Idaacadda Risaala ayaa sheegay in ay cambaareynayaan falka lagu xiray Radio Gedo.











