Xaasaska Askartii geeriyootay oo sheegay in Mushaarkii laga jartay
1
Xaasaska Sarakiishii Ciidamada xoogga ee geeriyooday ayaa bannaabax cabasha ah ku hakiyay dhaq dhaqaaqii ka jiray nawaaxiga Villa Somalia.