Xildhibaan Cusmaan Xaaji Cali” Shabeellaha Hoose xaalad halis ah ayaa ka jirta waa in loo gurmadaa”.
0
Xildhibaan Cusmaan Xaaji Cali” Shabeellaha Hoose xaalad halis ah ayaa ka jirta waa in loo gurmadaa”. Xildhibaanka ayaa Wareysi uu siiyay Idaacadda Risaala waxaa uu ku faah faahiyay dhibaatooyinka ka jira Gobolka Shabeellaha Hoose.