Xoghayaha SOMA ” Dowladda hadda jirta Saxaafadda Soomaaliya Saddex ayay u kala qeybisay”
0
Xoghayaha SOMA Maxamed C/Wahaab” Dowladda hadda jirta Saxaafadda Soomaaliya Saddex ayay u kala qeybisay”
Hadalkaan ayuu ka jeediyay kulan looga hadlayay Xorriyadda Saxaafadda iyo xilliga doorashooyinka oo lagu qabtay Muqdisho.