Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta SJS Cabdalla Axmed Muumin” Waa Cadaalad darro xukunka Wariye Gurbiye.
1
Xoghayaha Guud ee Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee SJS Cabdalla Axmed Muumin” Waa Cadaalad darro xukunka lagu riday Wariye Gurbiye.
Dhowr jeer ayuu sheegay in la bedalay Eeda loo soo jeediyay Wariye Gurbiye.











